Daawo Muuqalka MD Muuse Biixi oo aqbalay natiijadii doorashada Somaliland

20 Nov 2024 (Puntlandes.com) Madaxweyne Muuse Biixi “Waxan caddaynayaa inaanu aqbalnay natiijadii doorashada kasoo baxday oo uu ku guulaystay xisbiga WADDANI, sharcigana ay tahay…”