Daawo Khubadii madaxweyne Gaas oo ay ka muuqato inuu qaatay taladii Xasan Shiikh

19 Okt 2015 (Puntlandes)  Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali GAAS ayaa maanta  Khubad ka jeediyey furitaankii Shrka ay Xamar ku qabatay Kooxda DAMUL JADIID, waxaana laga dheehan karay Khudbadda GAAS inuu qaatay taladii Xasan Shiikh ee ahayn inuu u hogaansamo Rabitaanka Kooxdooda meelna isga tuuro Dastuurkii ummadda Soomaaliyeed ku heshiisay.

117

Madaxweyne Xasan Shiikh ayaa Khubadiisa GAAS ugu sheegay inuu liqo waxay Puntland tabanayso uuna kala shaqeeyo Qorshaha Kooxdiisa.

Puntlandes.com

About The Author