Akhri liiska 25ka Xildhibaan ee ka mid ah Madasha Wadatashiga Qaran

20 Okt 2015 (Puntlandes) Gudoomiyaha Baarlamaanka DFS  Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa shaaciyey magacyada 25 Xildhibaanada Baarlamaanka DFS u matalaya shirka Wadatashiga qaran ee kasocda agaalada Xamar, kuwaas oo si rasmi ah uga mid noqonaya Madasha Wadatashiga Qaran.

74i

Shirka iminka ka socda Xamar iyo kuwa kale ee soo socda ayey u matalayaan Baarlamaanka DFS, waxaana Gudoomiye u ah Xildhibaanadan Mahad Cabdalla Cawad oo ah Gudoomiye kuxigeenka Baarlamaanka DFS.

118

Puntlandes.com

About The Author