Dhageyso: Nabadoon Yaasiin C/samad oo ka hadlay heshiiskii 1993 iyo Sida Gaalkacyo loo kala lee yahay

7 Dec 2015 (Puntlandes) Yaasiin Cabdisamad oo ka mid ah Nabadoonada  Gobolka Mudug oo wareysi dheer siiyey Radio Daljir, ayaa ka sheekeeyay taariikhda Gobolka Mudug gaar ahaan magaalada Gaalkacyo.

173d3

Yaasiin Cabdisamad ayaa waxaa uu sidoo kale ka hadlay heshiiskii 1993dii ee magaalada Gaalkacyo lagu soo wada dagay ee ay wada saxiixeen Alle ha u naxariistii Kornayl C/laahi Yuusuf Axmed iyo Jeneraal Maxamed Faarax Caydiid, kaas oo uu sheegay inuu qodobo badan ka koobnaa balse hal qodob oo qura uu ka dhaqangalay qodobkaas oo ah in magaalada la wada dago.

Dhagayso Nabadoonad Yaasiin Cabdisamad


Puntlandes.com

About The Author