Dhagayso: Doorka Dawlad Goboleedyada ee Doorashada Soomaaliya ee 2016

6 June 2016 (Puntlandes) Doorasho sanadkan ka dhacaysa dalka ayaa dawlad Goboleedyada jira iyo kuwa soo baxaya waxay ku leeyihiin door muhiim ah dhismaha nidaamka dawladnimo ee dalka sida ansixinta xubnaha baarlamaanka iyo soo xulista aqalka saree ee baarlamaanka.

224-8a7

Awooddaasi ay dawlad Goboleedyada ku leeyiih dawlad dhisida ayaa waxay jira dad gaar ah oo dhalisay.

Dhagayso Qaybtii Koowaad ee warbixinoay VOA ka diyaasisay mowduucaas

Puntlandes.com

About The Author