TACSI loo dirayo Qoyskii marxuum Xassan Mahamed Ali dhoore

Innaa Lillaahi wa innaa ileyhi Raajicuun

Waxaa 4tii bishan June ay gacan ka xaqdaran ku dishay magaalada Muqdisho Marxuum Xasan Maxamed Cali Dhoore

222-5a2

Barkhadle Omar Xayd Hussein Sugule iyo dhamaan qoyska reer Omar Xayd Hussein Sugule waxay halkan tacsi uga dirayaan Allah how naxariistee Xassan Mahamed Ali dhoore oo gacan ka xaqdarani ku dishay magaalada Muqdisho.

Hadaba Barkhadle Omar Hayd Hussein oo ku hadlaya magaca qoyskooda reer Omar Xayd wuxuu hawada u marinayaa tacsi tiiraanyo leh dhamaan qoyskii uu kageeriyooday marxuum Xassan Mahamed Ali dhoore iyo dhamaan qarabadiisii,saaxiibadiis iyo guud ahaan intii taqaaney marxumka allaha u naxariistee, Amiin Amiin.

About The Author