Dhagayso-Golaha1960: Aqoonyahan Anwar Maxamed Diriye oo sharaxaya sida loo Xusho Hogaamiye Wanaagsan
1 jan 2017 (Puntlandes) Ummad walba oo aduunka ku nooli waxay u baahan tahay iney hesho hogaamiye wanaagsan oo ku hogaamiya tubta toosan ee ay horumar ku gaari karaan sinaan iyo cadaaladna ku dhaqa.hadaba hogaamiyayaasha dalalka aduunyadu waxay u qaybsamaan kuwo Boqortooyo ah ,kuwo la doorto iyo kuwo xoog ku qabsada hogaanka.
Si hadaba ay bulsho ka mid ah bulshooyinka aduunku u hesho hogaamiye wanaagsan waxaa haboon in laga helo hogaamiyahaasi arimaha soo socda sida uu qabo Aqoonyaha Anwar Maxamed Diriye.
Weriye DhegoodPuntlandes,Saadaal, Arrimaha iyo Golaha1960.com