Beesha Ciise Maxamuud oo samaysatay Gudi ka kooban 25 Xubnood

Issimada Beesha Ciise Maxamuud Islaan Ciise Islaan Maxamed iyo Suldaan Siciid Maxamed Garaase ayaa si wada jir ah u magacaabay gudi ka kooban 25 xubnood oo ka shaqaynaya danaha iyo Horumarinta Beesha Sida:

  1. Kaabayaasha dhaqaalaha
  2. Nabadgalyada
  3. Xalinta Khilaafaadka
  4. Arimaha quseeya Beesha Gudaheeda iyo dibadeeda
  5. Daris Wanaaga
  6. Ilaalintadegaanka iyo isku xirka Beesha dhexdeeda iyo Horumarka Guud ee dadka iyo Dalka Puntntalnd iyo Soomaliya.

Gudigan ayaa waxaa ka mid ah  Ganacsade Jaamac Dhaga dheere oo aad caan uga ah Beesha dhexdeeda iyo Gobolka Nugaal isagoo maanmihii u dambeeyey si isdabajoog ah uga hadlayey warbaahinta.

Hoos ka akhriso Warqadii lagu magacaabay iyo ujeedooyinka Gudiga
957

958

 

Puntlandes.com

About The Author