Sanbaloolshe oo magaca wasiir uga qeyb galaya shir ka dhacaya London oo looga hadlayo Amniga iyo Argagixisada Afrika

Madaxii hore ee Sirdoonka Soomaaliya C/llaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa Soomaaliya u matalaya shir looga hadlayo Amniga iyo la dagaalanka Argagixisada Qaarada Afrika, kaasoo maanta ka furmaya magaalada London ee dalka Ingiriiska. Sanbaloolshe ayaa kaga qaybgalaya shirka magaca Wasiirka Amniga Somalia wuxuuna ogolaansho ka haystaa madaxweynaha DFS aaway sharcigii ummaddu ku heshiisay?. Yaa ka dhigay wasiir Amni Mr Sanbaloolshe?

Sanbaloolshe oo ka mid ah dadka sida aadka ah ugu dhow Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa ka qeyb galkiisa shirkan ka dhacaya London waxay kashifaysaa sida uu sharciga ugu tumanayo Xasan Sheekh, 

Puntlandes.com

About The Author