Daawo Dr Gaboose oo jawaabay adag u diray Madaxweyne Muse Bixi

03 May 2020 (Puntlandes) Dr Maxamed Cabdi Gaboose ”waxaa mucjiso iyo fajiciso igu noqotay madaxweynihii aan u hiilinayey in hiilkaygii ku noqday Waran uu ka gam’i waayey, Waran uu ka fariisan kari waayey, Waran uu u qaatay sida ay dad badan ugu taliyeen in Jaadkaan iyo arimahaani Gaboose
Dr Gaboose oo jawaabay adag u diray Madaxweyne Muse Bixi
Puntlandes.com