Sawirro: Shirka Dowladdaha Xubnaha ka ah DFS oo Xalane ka socda

27 Mars 2021 (Puntlandes) Waxaa goordhow xerada Xalane ka furmay shir u dhexeeya madaxweynayaasha dawlad goboleedyada dalka. kaas oo ay uga wada hadlayaan sidii xal waara loohu heli lahaa qabsoomida doorasho loo dhan yahay.

Shirkaan ayaa waxaa ka qeybgalaya shanta madaxweyne goboleed ee dawlad goboleedyada dalka, Puntland Saciid Cabdulaahi Deni, Jubaland Axmed Madoobe, Galmudug Axmed Qoor Qoor, Koonfur Galbeed Cabdicasiis Lafta Gareen iyo Hirshabeelle Cali Guudlaawe.

 


Puntlandes.com

About The Author