Daawo sawirrada-muuqaalka madaxwewyne Deni oo Muqdisho lagiu soo dhaweeyey

21 May 2021 (Puntlandes) Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa siweyn loogu soo dhoweeyay Muqdisho.
Madaxweynaha iyo Wafdigiisa waxaa Garoonka diyaaradaha ee Muqdisho kusoo dhoweeyay Masuuliyiin iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.


About The Author