Lix xubnood oo loo doortey Senataro Aqalka Sare ka tirsan

29 Sept 2021 (Puntlandes) Doorashada xubnaha kuraasta gobollada waqooyi ee Somaliland ayaa maanta si rasmi ah uga bilaabatay magaalada Muqdisho, iyadoo lix kursi maanta la dooranayo.

Waxaa ku soo baxay doorashadaan lida xubnood ee hoose:

1. Cabdi Xaashi Cabdullaahi
2. Saalax Axmed Jaamac
3. Prof.Cabdi Ismaaciil Samatar
4. Cismaan Abokor Dubbe
5. Layla Axmed Ismaaciil
6. Bilaal idiris Cabdullaahi

Puntlandes.com

About The Author