Mahdi Guuleed oo ku guulaystay Xildhibaankii ugu horeeyay ee Golaha Shacabka

01 Nov 2021 (Puntlandes) Ra’iisul wasaare ku xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa noqday Xildhibaankii ugu horeeyay ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka 11aad.

Kursigan oo ay ku wada tartamayeen musharixiinta kala ah Mahadi Maxamed Guuleed Khadar iyo Mushtaaq Ibraahim Yusuf, ayaa Mahdi Maxamed Guuled wuxuu helay 97 cod, halka Mushtaaq Ibraahim Yuusuf ay heshay 3 cod.

Puntlandes.com

 

About The Author