Daawo Muuqaal: Qaar kamida Isimada Bari oo cambaareeyey in Puntland dib u celinso diyaaraddii DFS ee Sacdiyo Salaad…

11 July 2022 (Puntlandes) Qaar kamida Isimada Bari oo cambaareeyey in Puntland dib u celinso diyaaraddii DFS ee ay lasocoay Kusimaha madxaweynaha Soomaaliya ahna guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Sacdiyo Yaasiin Samatar oo siday dhawr kartoon oo mucaawimo ah.

Dawladda Puntland oo dib u celisay diyaaradaas ayaa sheegtay inaysan Dawladda Federaalka ahi wax xiriir ah la soo samayn, ayna doonayeen inay iska soo galaan.

About The Author