Sawirro: Wasiirada Arimaha Gudaha iyo Tamarta oo booqday Dekedda Bosaso

26 Nov 2022 (Puntlandes) Wasiirka Arimaha Gudaha Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland Cabdi Faarax Siciid Juxa iyo Wasiirka Tamarta, Macdanta iyo biyaha Dowladda Puntland Caarshe Siciid Aw-muuse ayaa booqasho ku tagay Dekedda magaalada Bosaaso.

 Wasiirada ayaa waxaa kulan Dekedda kula qaatay Wasiirka Dekedaha iyo gaadiidka Badda Puntland Axmed Yaasiin Saalax iyo Madaxda Shirkadda DP World.

About The Author