Daaw Video: Maxkamadda Rafcaanka gobolka Nugaal oo ku dhawaaqday xukunkii dacwadda Kiiskii Caasho Ilyaas
30 June 2019 (Puntlandes) Maxkamadda Rafcaanka gobolka Nugaal ayaa ku dhawaaqday xukunkii dacwadda Kiiskii Caasho Ilyaas oo ay ku eedaysnaayeen saddexda eedaysane. Maxkamadda...