Month: September 2014

Dhagayso: Xasan Culusoow ”Gudiga xadaynta soohdimaha dowladaha Federaalka Xubnaha ka ah ayaa intay dadka waraystaan Xadadka jeexidoona, anaga shaqadayadu waa in aanu la soo sinaa Puntland dowladaha kale..”

Daawo sawirada halka uu marayo dhismaha Masaajidka Jaamaca ah ee Abuu-Bakar As-Sadiiq ee Bur Saalax – Waxna ku darso oo ka qaybqaado Khayrka

Waxaa Magaalada Bursaalax si xawliya uga socda dhismaha Masaajidka Jaamaca ah ee Abuu-Bakar As-Sadiiq ee Magaalada Bur Saalax. Walaalaha muslimiinta waxaa...