Year: 2016

Sawirro: Madaxweynaha Dawladda Puntland oo magaalada Nairobi kula kulmay Danjirayaasha dalalka Maraykanka, Jarmalka iyo Talyaaniga u fadhiya Dalka Soomaaliya

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti uu hoggaaminayo oo hawlo shaqo u jooga Dalka Kenya ayaa...