DHEGEYSO-Gudoomiyaha Degmada Qandala oo kahadlay Isbedel kudhacay Degmada.

December 09 2016 (Puntlandes)-Cutubyo katirsan ciidanka difaaca Puntland ayaa maalinkii 3aad kusugan degmada Qandala ee gobolka Bari, oo ay dhowaan ka saareen malayshiyaadka Daacish.

Gudoomiyaha degmada Qandala Maxamuud Jaamac Khuurshe, ayaa sheegay in mudadii ay degmada haysteen malayshiyaadka Daacish uu gaarey burbur dhinacyo badan, oo isugu jira dhanka guryaha iyo hantidaba.

DHEGEYSO

About The Author