Daawo muuqaalo masuuliyiin ka socda Shirkadda DPWorld oo soo gaaray Dekadda Bosaso & Markab sida Raashin mucaawino oo kusoo xirtay
27 Aug 2017 (Puntlandes) Masuuliyiin ka socda Shirkadda DPWorld ayaa waxay soo gaareen Dekadda Bosaso iyadoo dhawaan la filayo inay bilaabato dhismaha iyo...