Daawo Barnaamij gaar ah oo ku saabsan Degmada Bursaalax oo ay ka socdaan Hawlgalo Waddooyin samayn & Naqashadayn ah

3

25 Aug 2017 (Puntlandes) Magaalada Bursaalax ee xarunta Dedmada Bursaalax ayaa waxaa ka socda hawlgal aad u baallaran oo lagu qaabaynayo magaalada, Waddooyin loogu samaynayo, ujeedadooduna ay tahay bilic u samaynta magaalada iyo inay Bursaalax la jaagqaado magaalooyinka u qaabaysan sida casriga ah.

3

Daawo Barnaamij gaar ah oo ku saabsan Degmada Bursaalax oo ay ka socdaan Hawlgalo Waddooyin samayn & Naqashadayn ah

Halkana ka daawo sawirro iyo muuqaal ka oo ku saabsan  Hawlgalka Wado samaynta & Naqshadaynta degmada Bursaalax

 

Puntlandes.com

About The Author