Sawirro: Madaxtooyada Dawladda Puntland oo Maanta Lagu Dhaariyey Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Haweenka iyo Arrimaha Qoyska.
Waxaa manta oo ay taariikhdu tahay 16 August 2017 lagu dhaariyey qasriga Madaxtooyada Garoowe Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Haweenka iyo Arrimaha...