Year: 2018

Sawirro: Qaar ka mid ah Isimada Puntland oo Qado sharaf u Sameeyay Madaxwaynaha Dawladda Federaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo & Madaxwaynaha Dawladda Puntland .Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas.

Madaxwaynaha dawladda DF ee soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Madaxwaynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo weliba Madaxwayne...

Sawirro: Madaxwaynaha Dawladda Puntland & Madaxwaynaha DF ee Soomaaliya oo Maanta sii Wada jir ah Xadhiga Uga Jaray Garoonka Cusub ee Magaalada Garoowe.

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ay weheliyaan Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland Eng.Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey  iyo...