Month: September 2020

Sawirro: Madaxweynaha Puntland oo ka qeybgalay kulan Qado ah oo Madaxweynaha DFS u sameeyay Madaxweynayaasha DXDFS iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir

10 Sept 2020 (Puntlandes) Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka qeybgalay kulan Qado ah oo Madaxweynaha DFS Mudane...

Daawo muuqaal Hadaljeedintii Bilaha ahayd oo Madaxweyne Deni uuu kaga hadlay xaalada guud ee Puntland,Doorashada Soomaaliya & Safarkiisa Muqdisho

Daawo muuqaal Hadaljeedintii Bilaha ahayd oo Madaxweyne Deni uuu kaga hadlay xaalada guud ee Puntland,Doorashada Soomaaliya & Safarkiisa Muqdisho ...

Sawirro-muuqaal: Madaxweyne Axmed Madoobe oo khudbad ka jeediyay kulanka soo dhoweyn ah oo loo sameeyay Madaxweynayaasha Dowladdaha Puntland iyo Jubaland

Muqdisho, 07, September, 2020- Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa ka qaybgalay kulanka soo dhawayn ah oo loo...

Sawirro-muuqaal: Madaxweyne Deni oo khudbad ka jeediyay kulanka soo dhoweyn ah oo loo sameeyay Madaxweynayaasha Dowladdaha Puntland iyo Jubaland

Muqdisho : 07 September 2020: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa khudbad ka jeediyay kulanka soo dhoweyn ah...