Month: November 2020

Madasha Xisbiyada Qaran oo cambaareysay Guddiyada doorashada iyo Xalinta Khilaafaadka heer Federaal inay ka mid noqdeen xubno ka tirsan Hey’adda NISA & Shaqaalaha Rayidka

07 Nov 2020  (Puntlandes) Madasha Xisbiyada Qaran ayaa cambaareysay Guddiyada doorashada iyo Xalinta Khilaafaadka heer Federaal inay ka mid noqdeen...

Xisbiga Wadajir oo sheegay inuu  kalsooni darri xooggan ka muujinayo inta badan xubnaha la magacaabay ee Guddiyada heer Federaal iyo Dawlad Goboleed

Xisbiga Wadajir oo sheegay inuu  kalsooni darri xooggan ka muujinayo inta badan xubnaha la magacaabay ee Guddiyada heer Federaal iyo...

Sawirro: Axmed Karaash oo kormeeray dhismaha cusub ee lagu kordhinayo Bangiga Dowladda iyo xarunta Wasaaradda Waxbarashada iyo tacliinta sare sida Madbacadda iyo qeybaha kale ee Wasaaradda

05 Nov 2020 (Puntlandes) Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland ahna Madaxweyne ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta kormeeray dhismaha...