Wararka maanta Madaxweyne Qoorqoor oo magacaabay Guddiga Doorashada heer dowlad Goboleed puntlandes 6 November, 2020 06 Nov 2020 (Puntlandes) Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor ayaa magacaabay Guddiga Doorashada heer dowlad Goboleed, kaasoo ka kooban 8 xubnood, waana maamul goboleedkii 3aad ee si rasmi ah u magacaabay Guddiga doorashada heer dowlad goboleed. Puntlandes.com About The Author puntlandes See author's posts Post navigation Previous: Sawirro: Axmed Karaash oo kormeeray dhismaha cusub ee lagu kordhinayo Bangiga Dowladda iyo xarunta Wasaaradda Waxbarashada iyo tacliinta sare sida Madbacadda iyo qeybaha kale ee WasaaraddaNext: RW Rooble oo magacaabay guddiga maamulaya doorashada xubnaha labada Aqal ee Baarlamaanka ka soo jeeda Somaliland More Stories Wararka maanta Maxkamadda Sare: Maamulka mudo xileedkiisu dhamaaday wuxuu dhaawacay Madaxbannaanida Garsoorka, Sarreynta sharciga…… puntlandes 26 November, 2026 Wararka maanta Muuqaal: Hadaljeedintii Islaan Bashiir Islaan Cabdulle ee Dhagaxdhiga Dhismaha Garoonka Diyaaradaha Cabdullaahi Yuusuf ee Gaalkacyo puntlandes 25 November, 2026 Wararka maanta Muuqaal-Sawirro: MD Den oo si rasmi ah u dhagax-dhigay dhismaha Garoonka Diyaaradaha Cabdullaahi Yuusuf ee magaalada Gaalkacyo puntlandes 25 November, 2026