Year: 2022

Sawirro: Farmaajo oo qaabilay wafdi uu hoggaaminayey Guddoomiyaha Arrimaha Siyaasadda, Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Africa

27 Feb 2022 (Puntlandes) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayey Guddoomiyaha Arrimaha...

Sawirro: Axmed Karaash oo qaabilay Agaasimaha guud ee wasaarada Kallumaysiga iyo Khayraadka Badda dowladda Federaalka ee Soomaaliya iyo Saraakiil ka socday Bangiga Adduunka

27 Feb 2022 (Puntlandes) Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta qaabilay Agaasimaha guud ee wasaarada Kallumaysiga iyo...

Daawo Muuqaal: Golaha Wadatashiga Qaranka oo isku raacay in doorashada Golaha Shacabka la soo gabagabeeyo 15 Maarso guddina loo…..

24 Feb 2022 (Puntlandes) GolahGolaha Wadatashiga Qaranka, oo ZOOM ku yeeshay shir ay uga arrinsanayeen dhameystirka doorashada kuraasta dhimman ee Golaha Shacabka,...

Sawirro: Axmed Karaash oo kormeeray dhismaha cusub ee Wasaarada Qorshaynta, wasaarada Deegaanka, Beeraha iyo Isbedelka Cimilada iyo wasaarada Xanaanada Xoolaha Dowladda Puntland

22 Feb 2022 (Puntlandes) Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland, Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta kormeeray dhismaha cusub ee Wasaarada Qorshaynta,...