27 Feb 2022 (Puntlandes) Guddiga Maamulka Doorashada Heer Dowlad Goboleed (SEIT Puntland ayaa shaaciyey jadwalka doorashada 16 kursi oo taala Bosaso.
Doorashada kuraastaas ayaa la qaban doonaa 5 iyo 6 bisha Maarso 2022 oo ku beegan sabtida iypo Axada soo socota.
About The Author