Sawirro: Ciidanka Puntland oo Talisyo & Saldhigyo Argagixisada Daacish ku lahayd buuraleyda Calmiskaad ee Gobolka Bari kala wareegay
11 Jan 2025 (Puntlandes.com) Ciidanka Puntland ee ku howlan ciribtirka Argagixisada Daacish ee ku dhuumaalaysanaya buuraha Calmiskaad ee Gobalka Bari ayaa inay...