Muuqaal: Isimmada SSC-Khaatumo oo kawarbixiyey halka ay u marayaan xal u helista khilaafka doorashada Puntland

26 Nov 2023 (Puntlandes.com) Golaha sare ee Isimada Dhaqanka SSC-Khaatumo ayaa ka warbixiyey halka ay u marayso waan waanta nabadeed ee ay ka dhex wadeen Masuuliyiinta Mucaaradka iyo Dowlada ismari waaga Doorasho ee Puntland.

Afhayeenka Isimada dhaqanka Garaad C/Salaan Xasan Maxamed iyo Siyaasi Dhakool ayaa ka warbixiyey.

About The Author