Wararka maanta Wasiirkii u horreeyey ayaa is casiley Maamulka SSC-Khaatumo puntlandes 19 February, 2024 19 Feb 2024 (Puntlandes.com) Wasiirkii u horreeyey ayaa iska casiley Maamulka SSC-Khaatumo, kaas oo ah wasiirkii Amniga Maxamuud Yuusuf Xasan. Maxamuud ayaa ku eedeeyey hogaamiyaha maamulka SSC-Khaatumo inuu ka wadi waayey shaqadda. About The Author puntlandes See author's posts Continue Reading Previous Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Farmaajo oo ka hadlay xaaladda dalka.Next Baarlamaanka JFS oo ansixiyeen heshiiska difaaca Soomaaliya & Turkiya More Stories Wararka maanta Dawlada Soomaaliya oo xaqiijisay in Hogaamiyihii Koonfurta Yemen lasii mariyay Muqdisho puntlandes 13 January, 2026 Wararka maanta Muuqaal: Madaxweyne Cirro oo sheegay inay kala barteen cadowgooda & saaxiibkooda puntlandes 13 January, 2026 Wararka maanta Muuqaal: Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku eedeeyey UAE in ay ula dhaqmi weyday Soomaaliya sidii dal madax banaan oo ay sameeyeen Talaabooyin madax banaanida burinaya puntlandes 13 January, 2026