Muuqaal: Madaxweynaha Puntland oo dhamaytiray dhismaha Xukuumaddiisa ayaa magacaabay Wasiir kuxigeennada & Wasiiru Dowleyaasha Cusub ee dawladda Puntland

09 Mars  2024 (Puntlandes.com) Madaxweynaha Puntland Siciid cabdulaahi Deni oo dhamaytiray dhismaha Xukuumaddiisa ayaa magacaabay Wasiir kuxigeennada & Wasiiru Dowleyaasha Cusub ee dawladda Puntland.

Madaxweynaha oo horey u magacaabay 21 wasiir ayaa caawa magaacay 22 wasiir ku xigeen iyo 14 wasiirul dawle, iyagoo isku noqonaya 57 gole wasiiro ka kooban.

About The Author