Daawo sawirrada Shirkada Somlink Liner oo Dekada Garacad ku soo xirtay Markabka MV Kayan oo siday Xamuul Kunteenaro ah

23 Mars  2024 (Puntlandes.com) Shirkada Somlink Liner oo ah Shirkadii ugu horaysay oo soomaaliyi leedahay ayaa maanta Dekadda Garacad ku soo xirtay Markab-ka MV Kayan oo siday Xamuul Kunteenaro ah.

Shirkada Somlink xafiiskeeda Soomaaliya wuxuu ku yaala Garacad waxaana badeecadda saaran Markabka laga keenay dalka China.

default
default
default
default
default
default
default
default
default
default

About The Author