RW Xamse oo magacaabay Guddiga Qabanqaabada Ololaha Doorashada Guddoonka Guddiga Midowga Afrika & Ergada gaarka ……

23 Mars  2024 (Puntlandes.com)  Ra’iisul Wasaaraha XFS ayaa magacaabay Guddiga Qabanqaabada Ololaha Doorashada Guddoonka Guddiga Midowga Afrika iyo Ergada gaarka ah ee Ololaha Doorashada Guddoonka Guddiga Midowga Afrika.

Soomaaliya oo tartankaasi qeyb ka ah ayaa waxaa u sharraxan Marwo Xildhibaan Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan oo hore u soo noqotey Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeen iyo Wasiirka Arrimaha Dibedda. Guddiyada la magscaabey ayaa ka shaqeyn doona sidii ay Soomaaliya kursigaas u hanan lahayd.

About The Author