Sawirro dheerad ah Gudddiga daradargalinta ganacsiga Puntland oo kormeeray Garoonka diyaaradaha & goobo kale

24 Mars 2024 (Puntlandes.com) Guddiga Dardargelinta Puntland oo ka mid yahay Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Dowladda Puntland Mudane Cumar Cabdisamad Yuusuf Dhuux oo safar shaqo ee dardar gelinta ganacsiga ah u jooga Gobolka Mudug ayaa kormeeray habsami u socodka shaqada Garoonka Diyaaradaha Cabdullaahi Yuusuf ee Gaalkacyo.

Guddiga ayaa sidoo booqday xarumaha Wasaaradaha ay ka mid yihiin Xarunta Wasaaradda Xannaanada Xoolaha ee Degmada iyo Sheybaarka Xoolaha ee Gobolka Mudug. Guddiga ayaa warbixino kala duwan ka dhagaystay Maareeyaha Garoonka Diyaaradaha iyo Mas’uuliyiinta xarumaha Wasaaradaha ee ay booqdeen ee heer Gobol iyo Degmo.

About The Author