Sawirro: Agaasimaha waaxda Furdooyinka oo Dekeda Garacad kawada dardargalinta iyo isku duba ridka cashuurista badeecadaha.

25 Mars 2024 (Puntlandes.com) Agaasimaha waaxda Furdooyinka Puntland Mudane Eng Mahdi Faarax Qambi oo uu weheliyo Madaxa xafiiska siyaasadda cashuuraha mudane Bashir Cumar oo ku sugan Dekeda Garacad ayaa wada dardargalinta iyo isku duba ridka cashuurista badeecadaha soo gaaraya Dekada iyo kuwa ka dhoofaya.

Agaasimaha ayaa tababar u qabatay shaqaalaha cusub Wasaaradda ee ku sugan Dekeda Garacad si ay ugu fududeeyaan ganacsatada cashuurista badeecadahooda.

Dekeda Garacad oo ay ku xiran yihiin Maraakiib iyo doonyo wada badeecado kala duwan ayaa Wasaaradda Maaliyaddu wadaa sidii ganacsatada Soomaaliyeed loo siin lahaa adeeg bixin wanaagsan loona soo dhowayn lahaa.

default
default
default
default
default

About The Author