Muuqaal: Afhayeenka SSC-Khaatumo oo ka warbixiyey safarkii Hogaamiye Firdhiye ee Muqdisho iyo Talyaaniga
![](http://www.puntlandes.com/wp-content/uploads/2024/05/1a1bg11-1024x683.jpg)
16 May 2024 (Puntlandes.com) Afhayeenka maamulka SSC-Khaatumo oo ka warbixiyey safarkii Hogaamiye Firdhiye ee Muqdisho iyo Talyaaniga.
Dhanka kale Afhayeenka ayaa fariin adag u diray dad uu ku sheegay Yuutuubero oo faafinaya dacaayad, waa sida uu hadalka u dhigaye.