Wasaaradda Deegaanka Puntland “Shirkadaha Isgaadhsiintu ma dhisi karaan taawarro ilaa amar-danbe, waxaa badatay halistooda”

10 June  2024 (Puntlandes.com) Wasaaradda Deegaanka Puntland ayaa qoraal ay soo saartay waxay ku amartay in dhammaan shirkadaha isgaarsinta ay si degdeg ah u joojiyaan dhisidda taawarada isgaarsiinta cusub ee xaafadaha iyo bannaanka magaalooyinka ilaa laga hubiyo in dhismaha taawarada cusub aysan waxyeello u geysan deegaanka iyo bulshada.

Wasaaradda Deegaanka Puntland “Shirkadaha Isgaadhsiintu ma dhisi karaan taawarro ilaa amar-danbe, waxaa badatay halistooda”

About The Author