Muuqaal: Hadaljeedintii MD Deni oo furay Kalfadhiga 54-aad ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, kana hadlay DFS, Somaliland….
15 June 2024 (Puntlandes.com) Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta furay Kal-fadhigga 54-aad ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland .
Madaxweynaha ayaa khudbadiisa Dastuuriga aheyd uga hadlay Waxyaabaha u qabsoomay Xukuumadda intii u dhexeysay labada Kalfadhi iyo qorsheyaasha waxqabad ee u yaalla Xukuumadda , wuxuu sidoo kale ka hadlay arrimaha Federaalka isagoo ugu baaqay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud in laga laabto go’aanka lagu soo qufayo Qabuuraha magaaladda Muqdisho.