Daawo Video: Gudiga qabanqaabada mudaharaad looga soo horjeedo Xasan Culusow oo dhawaan tegaya MN

0

Gaalkacyo (Pes): Daawo Gudiga qabanqaabada mudaharaad looga soo horjeedo Xasan Culusow oo dhawaan tegaya MN USA. Waxaa halkaas si baaxad le huga socda abaabulka iyo isku dubaridka labo mudaharaad oo ka dhicidoona magaalada MN, USA.

Waa in loo istaagaa difaacida dastuurka har iyo habeen Xasan ku tumanayo.

Hoos ka daawo Gudiga qabanqaabada mudaharaadka

xafiiska wararka

Puntlandes.com

About The Author

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *