Muuqaal: Garaad Kulmiye Garaad Maxamed oo taageeray Itoobiya kana horyimid in Ciidanka Masar kahawlgalaan Soomaaliya

08 Sept 2024 (Puntlandes.com) Garaadka guud ee Dawlafd Deegaanka Soomaalida Garaad Kulmiye Garaad Maxamed ayaa taageeray Itoobiya kana horyimid in Ciidanka Masar kahawlgalaan Soomaaliya.