Sawirro: Ciidan badan oo ka tirsanaa Ciidankii PSF oo ku soo biiray Ciidanka Puntland

16 Sept 2024 (Puntlandes.com) Ciidan badan oo ka tirsanaa Ciidankii hore la oran jiray PSF ayaa ku soo biiray Ciidanka dawladda Puntland ka dib markii ay ka soo Goosteen.
Ciidankaan oo tiradoodu ay tahay 214 ayaa looga Mahadceliyey siday ugu danqadeen shacabkooda uguna soo biireen ciidankooda.









