Wasaaradda Shaqada Dowladda Puntland oo Amar ku siisay shirkaddaha shaqaalaha Ajaanibta ushaqeeyaan

27 Jan 2025 (Puntlandes.com) Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Puntland ayaa Amar ku siisay shirkaddaha ay ka howlgalaan shaqaalaha Ajaanibta ah in 3 maalmood gudahood ay kusoo gudbiyaan liiska iyo xogta shaqaalaha Ajaanibta ah ee aan haysan ruqsada ogalaanshaha shaqada.
