Nuradin Aden Dirie “Aniga oo bogaadinaya guulaha waawayn ee ay keeneen ciidankeenna geesiyada ah ayna maalin walba wadaan sifaynta argagaxisada Daacish ee Puntland……”

1a2c8

29 Jan 2025 (Puntlandes.com) Siyaasi Nuradin Aden Dirie ayaa boqaadiyey guulaha ay Ciidanka dawladda Puntland ka gaareen Hawlgalka Argagixisada ay uga sifaynayaan Puntland kaasoo ka socda Buuralayda calmistaad.

Sidoo kale Nuradiin ayaa soo dhaweeyey hawlgalada ay booliiska Puntland ka wadaan magaalooyinka Puntland si loo hubiyo bad qabka shacabka Puntland loona soo afjaro argagaxisada.

Hoos ka akhriso qoraalka Siyaasi Nuradin Aden Dirie:

About The Author