Sawirro: Dhaawicii Howlgalka ciribtirka argagixisada Daacish ee ka socda buuraleyda Calmiskaad oo loo qaaday dalka dibeddiisa

11 Feb 2025 (Puntlandes.com) Dhaawicii ciidamada Difaaca Dowladda Puntland ee ku dhaawacmay Howlgalka ciribtirka argagixisada Daacish ee ka socda buuraleyda Calmiskaad ee gobalka Bari ayaa loo qaaday dalka dibeddiisa, si ay u helaan adeeg caafimaad oo heer sare ah.
Dhaawaca la qaaday oo 9 Askari ah ayaa waxaa sagootiyay Xubno kamid ah Golayaasha Dowladda Puntland.








