Sawiiro: Xarunta caafimaadka ee Tuurmasaale

26 Feb 2025 (Puntlandes.com) Dawladda Puntland ayaa Xarunta caafimaadka ka hirgelisay deegaanka Tuurmasaale, kaasoo loogu shaqaynayo dhaawacyada sahlan ee aan loo Sii gudbin Balidhidin iyo Bosaso.
Xaruntaan waxay siisaa adeeg dhaawacyada Askarta dagaalka ku soo dhaawacma iyadoo ay ku diyaarsanyihiin illaa labo baabuurta kuwa caafimaadka ah oo dhaawaca u qaada Cisbitaalka Balidhidin.







