Ciidanka Difaaca Puntland oo la wareegay Ceelka Dharinta oo ka mid ah ceelasha muhiimka ahaa Argagixisada Daacish

27 Feb 2025 (Puntlandes.com) Ciidanka Difaaca Dowladda Puntland ee ku jira Howlgalka ciribtirka argagixisada ee Hilaac ayaa la wareegay Ceelka Dharinta oo ka mid ah ceelasha muhiimka ahaa Argagixisada Daacish sida uu noo xaqiijiyay Afhayeenka Howlgalka Gen. Maxamuud faadhigo

Ciidanka ayaana kusii siqaaya goobaha faro ku tiriska ah ee firxadka argagixsada lagu tuhmaayo sii looga soo afjaro Guud ahaan Buuraha Calmiskaat.

About The Author