Sawirro: Ciidamada Puntland oo ka hawlgalay deegaannada Moqor, togga Ina Ciddoole, labada tog Geel lagu Qal iyo togga Afka Dibi-Ganuun..

08 March 2025 (Puntlandes.com) Ciidamada Dowlada Puntland ee Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland waxay maanta ka hawlgaleen deegaannada Moqor, togga Ina Ciddoole, labada tog Geel lagu Qal iyo togga Afka Dibi-Ganuun oo ay ku yaalleen dugsi tababarka iyo Saldhigyo kale oo muhiim u ahaa khawaariijta Daacish.




















