Muuqaal: MD Xasan Sheekh “Waxaa maanta lay sheegey oo yaab le in dhulka Dhuusamareeb uu ka qaalisan yahay dhulalka magaaloyinka Soomaaliya, wuxuu ka qaalisan yahay xitaa dhulka Muqdisho”

1a1a8

15 Aug 2026 (Puntland.com) Madaxweynaha mudo xileedkiisu dhamaaday Xasan Sheekh ayaa magaalada Dhuusamareeb ka shwewgay in lagu wargeliyey in dhulka magaaladu uu yahay qaali.

“Waxaa maanta lay sheegey oo yaab le in dhulka Dhuusamareeb uu ka qaalisan yahay dhulalka magaaloyinka Soomaaliya, wuxuu ka qaalisan yahay xitaa dhulka Muqdisho” Xasan Sheekh

Sidoo kale Xasan Sheekh ayaa sheegay in dhismaha dawlad goboleedyada ay ugu dambaysay Hirshabeelle isagoo si cad uga tagay WB oo horay u sheeegay inuu isagu dhisay.

About The Author